Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 33

Qodobka 33aad

Original Somali text, quoted word for word

Qimaynta Hawigabka 1) Hay’adda Hawlgabka, waxa la qiimaynayaa shantii (5) sannadoodba mar, waxaana qiimayn ku samaynaya khabiir uu guddidu magacaabo. 2) Khaburka uu guddidu magacaabay, si waafaqsan faqradda laad waxa uu:- b. Diyaarinayaa warbixinta xaaladda hay’adda iyo t. Wixii tallaabooyin ah ee ay muhiim tahay in la qaado. 3) Khaburku wabixinta lagu sheegay faqradda 2aad waxa uu u gudbinayaa guddida. 4) Guddidu marka ay warbixinta iyo talo soo jeedinta khabiirka hesho, muddo bil gudaheed ah ayay ugu gudbinayaan Madaxweynaha. CUTUBKA SHANAAD SHAQADA AMA ADEEGYADA XAQA HAWLGABKA LEH, QAADHAANKA HAWLGABKA IYO BIXINTA HAWLGABKA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-33

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
32Ask about this article34