Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 32

Qodobka 32aad

Original Somali text, quoted word for word

Diiwaannada, xisaabaadka iyo Hantidhawrka 1) Guddidu waxa ay amrayaan in la ilaaliyo lana keydiyo dhammaan buugaagta iyo ditwaannada xisaabeed ee dakhliga, kharashka iyo hantida Hay’adda Hawlgabka. oR cane 2) Guddidu waxa ay amrayaan in la diyaariyo xisaabaadka Hay’adda, si uu baadhitaan ugu sameeyo Hantidhawraha Guud ee Qaranku, si sannadle ah. 3) Guddidu waxa ay warbixin sannadle ah u gudbinayaan Madaxweynaha, taas 00 ka kooban warbixinta hantidhawrka ee sannadlaha ah iyo wixti kale ee xog ah ee uu Madaxweynuhu u baahdo. 4) Iyada 00 aan waxba loo dhimayn qodobbada sare, guddidu waxa ay magacaabayaan hantidhawr gudaha ah oo ka madaxbannaan agaasimaha hay’adda, si toos ahna warbixinaha u silya guddida.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-32

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
31Ask about this article33