Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 28

Qodobka 28aad

Original Somali text, quoted word for word

Xisaabta Keydka ah: 1) Sanduuqu waxa uu yeelanayaa xisaab keyd ah, taas 00 lagu shubi doono lacagaha keydka ah ee loogu talagalay isdhinka dhaqaale ee yimaadda iyo xaaladaha degdegga ah iyo: b. Qaadhaanka dheeraadka ah ee dawladdu siiso Hay’adda Hawlgabka ee aan ku baxayn xuquuqda hawlgab ee sannad maaliyadeedka. t. Waxa shardi ah in aan wax lacag ah laga saarin xisaabta keydka ah, illaa ay guddidu oggolaadaan. 2) Wixi lacag ah ee la dhigo xisaabta keydka ah waxa laga soo qaadayaa in ay qayb ka tahay xisaabta keydsan ee Hay’adda Hawlgabka. 3) Ereyga dheeraad (ama isdhin) waxa lagu qiyaasayaa inta dakhliga dawladdu kordhay ama uu hoos uga dhacay wadarta kharashaadka, waxaanay noqonaysaa dheeraad kaddib marka laga bixiyo dhammaan xuquuqaha, si waafaqsan xeerka. 4) Guddidu wixii lacag ah ee dheeraad ah waxa ay ku shubayaan xisaabta keydka ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-28

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
27Ask about this article29