Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 27

Qodobka 27aad

Original Somali text, quoted word for word

Kharashaadka maamul ee hay’adda hawlgabka Guddidu waxa ay furi doonaan xisaab laga bixiyo: - 1. Deegaha bilowga ah ee ah lacagta ay bixisay dawladdu, kuna bixisay kharashaadka guddidu ku gashay fulinta awoodaheeda iyo shaqooyinka xeerkani siiyay. 2. Kharashaadka maamul ee sannadlaha ah ee lagu sheegay miisaaniyadda sannadlaha ah ee Hay’adda Hawlgabka. 3. Lacagaha kale ama hantida laga yaabo in la galo marka guddidu fulinayso awoodaheeda. 4, lacagaha laga helo ilaha kale ee dakhli loogu deeqay ama la siiyo Hay’adda.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-27

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
26Ask about this article28