Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force
Article 21
Qodobka 21aad
Original Somali text, quoted word for word
Magacaabista agaasimaha guud ee hay’adda: Agaasimaha Guud ee Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta waxa magacaabaya, isla markaana xilka ka qaadi kara Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga 00 la tashanaya guddida sare ee hay’adda, si waafaqsan qodobka 9(0aad faqraddiisa 3aad xarafka (sh) ee Dastuurka JSL. 12 CpRKA Gh
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-21