Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 20aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Nidaamka gandaraas bixinta hay’adda: Iyada 00 aan waxba loo dhimayn nidaamka qandaraas bixinta ee qaranku leeyahay ee ku xusan Xeerka Qandaraasyada Qaranka, hay’addu waxay qandaraas ku bixin kartaa qalab, agab ama adeeg si dhakhso ah loogu baahan yahay, isla markaana farsamo ahaan iyo tayo ahaanba u baahan in si gaar ah loo ilaaliyo. CUTUBKA AFRAAD MAAMULKA IYO MAARAYNTA HAY ADDA HAWLGABKA
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-20