Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 20

Qodobka 20aad

Original Somali text, quoted word for word

Nidaamka gandaraas bixinta hay’adda: Iyada 00 aan waxba loo dhimayn nidaamka qandaraas bixinta ee qaranku leeyahay ee ku xusan Xeerka Qandaraasyada Qaranka, hay’addu waxay qandaraas ku bixin kartaa qalab, agab ama adeeg si dhakhso ah loogu baahan yahay, isla markaana farsamo ahaan iyo tayo ahaanba u baahan in si gaar ah loo ilaaliyo. CUTUBKA AFRAAD MAAMULKA IYO MAARAYNTA HAY ADDA HAWLGABKA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-20

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
19Ask about this article21