Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 1

Qodobka 1aad

Original Somali text, quoted word for word

Magaca Xeerka Xeerkan waxa loogu yeedhayaa: Xeerka Hay’adda Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-1

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
Ask about this article2