Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 18

Qodobka 18aad

Original Somali text, quoted word for word

Xisaabaadka iyo Diiwaannada 1. Hay’addu waxay diyaarin doontaa buug iyo diiwaan xisaabeedyo ku habboon, in si dhammaystiran loo geliyo oo loogu keydiyo xog xisaabeedka la’xidhiidha dhamman hawlaha iyo hantida xafiiska. 2. Hay’addu waxay siinaysaa hay’adaha ay khusayso xisaab celinaha, xisaabaadka iyo xogaha kale ee khuseeya hawlaha xafiiska.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-18

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
17Ask about this article19