Article 14
Qodobka 14aad
Original Somali text, quoted word for word
Ka fogaanshaha danaha is khilaafsan 1. Dhammaan xubnaha guddida, waxa waajib ku ah in ay arrin kasta oo u muugqata dano is khilaafsan, taasi oo si toos ah ama si dadban isaga ama ehelkiisu si uun ugu lug yeelan karaan in aanay ku dhaqmayn. 2. Haddii, xubintu caddayso in arrinta laga hadlayaa si wun u saamaynayso, guddida ayaa go’aan ka gaaadhaya, in xubintaasi kulanka ka qaybgasho iyo in kale, hase yeeshee xataa 9 } ROLLIN SA RRASUN SS UIE e ® cENER™ haddii loo oggolaado ka qaybgalka kulanka, cod kuma yeelanayo go’aan kasta 00 arrintaas khuseeya. 3. Xubin kasta oo si badheedh ah iyo si qarsoonba ula timaadda danaha lagu sheegay qodobkan kor ku xusan, waxay ka hor timid mabaadii’da xeerkan. CUTUBKA SADDEXAAD NIDAAMKA MAAMULKA HANTIDA IYO MAALIYADDA HAY’ ADDA