Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 11aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Shakhsiyadda qaanuuniga ah iyo shaambadda 1. Sanduuqu waxa uu noqonayaa hay’ad madaxbannaan oo leh sharciyad qaanuuni ah, Wwaxaanuu magaciisa ku gali karaa heshiis kasta, iyada oo magaciisa uu wax ku dacwayn karo, laguna dacwayn karo. 2. Sanduuqu waxa uu yeelanayaa shaambad gaar ah, taas 00 qoraal kasta 00 lagu dhufto loo aqoonsanayo mid rasmi ah.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-11