Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 11

Qodobka 11aad

Original Somali text, quoted word for word

Shakhsiyadda qaanuuniga ah iyo shaambadda 1. Sanduuqu waxa uu noqonayaa hay’ad madaxbannaan oo leh sharciyad qaanuuni ah, Wwaxaanuu magaciisa ku gali karaa heshiis kasta, iyada oo magaciisa uu wax ku dacwayn karo, laguna dacwayn karo. 2. Sanduuqu waxa uu yeelanayaa shaambad gaar ah, taas 00 qoraal kasta 00 lagu dhufto loo aqoonsanayo mid rasmi ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-11

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
10Ask about this article12