Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 10aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Awood bixinta wakiilashada 1. Guddidu awoodaha dejinta siyaasadaha, qorshayaasha iyo xeer-nidaamiyayaasha ee lagu sheegay qodobka Yaad ee xeerkan, waxa uu u wakiilan karaa agaasimaha fulinta hay’adda, sarkaal kale ama shaqaalaha guddida, haddii aanu agaasimuhu joogin. 2. Awoodaha guddida ee la’xidhiidha gqabashada_ war-bixinaha, baadhitaannada maaliyadeed iyo dib u eegista warbixinnadaas cidna uma wakiilan karaan. Rive Jos

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-10
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
9Weydii qodobkan11