Xeerka Hay'ada Hawlgabka iyo Xaqsiinta Shaqaalaha Dawladda · 2024In force

Article 10

Qodobka 10aad

Original Somali text, quoted word for word

Awood bixinta wakiilashada 1. Guddidu awoodaha dejinta siyaasadaha, qorshayaasha iyo xeer-nidaamiyayaasha ee lagu sheegay qodobka Yaad ee xeerkan, waxa uu u wakiilan karaa agaasimaha fulinta hay’adda, sarkaal kale ama shaqaalaha guddida, haddii aanu agaasimuhu joogin. 2. Awoodaha guddida ee la’xidhiidha gqabashada_ war-bixinaha, baadhitaannada maaliyadeed iyo dib u eegista warbixinnadaas cidna uma wakiilan karaan. Rive Jos

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-hayada-hawlgabka-iyo-xaqsiinta-shaqaalaha-dawladda/qodobka-10

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
9Ask about this article11