Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 9

Qodobka 9aad

Original Somali text, quoted word for word

Wakiil Goboleedyo 1. Guddidu waxay lixda gobol-doorasho ee dalka ku yeelanaysaa min laba wakiil oo KDQ uu soo xulo, xubnahaasi waxay guddida anshaxa ka caawin doonaan shaqadooda heer gobol. 2. Shaqada wakiil goboleedyadu waa; - b. Isku xidhka Guddida iyo gobolada. t. Diiwaangelinta iyo ka soo warbixinta dhacdooyinka heer gobol. j. Dabagalka iyo qiimaynta hirgelinta go’aamada Guddida ee heer gobol. x. Wixii kale ee Guddidu uga igmato heer gobol. 3. Wakiilada goboladu waa inay buuxiyaan shuruudaha ku xusan qodobka 7 aad ee Xeer-nidaamiyahan. -5-

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-9

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
8Ask about this article10