Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 5aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Aasaaska Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu halkan ku aasaasay Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka 2024.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-5