Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 21aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Wax-ka-beddelka iyo Kaabista Xeer-nidaamiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa Wax- ka-beddel iyo kaabis ku samayn kara Xeer-nidaamiyahan marka loo baahdo.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-21