Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 1aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Magaca Xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahan waxaa loogu yeedhayaa Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka (disciplinary, dispute resolution, and elections monitoring committee) ee Xeer Lr 06/2024.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-1