Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 9aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Wakiil Goboleedyo 1. Guddidu waxay lixda gobol-doorasho ee dalka ku yeelanaysaa min laba wakiil oo KDQ uu soo xulo, xubnahaasi waxay guddida anshaxa ka caawin doonaan shaqadooda heer gobol. 2. Shaqada wakiil goboleedyadu waa; - b. Isku xidhka Guddida iyo gobolada. t. Diiwaangelinta iyo ka soo warbixinta dhacdooyinka heer gobol. j. Dabagalka iyo qiimaynta hirgelinta go’aamada Guddida ee heer gobol. x. Wixii kale ee Guddidu uga igmato heer gobol. 3. Wakiilada goboladu waa inay buuxiyaan shuruudaha ku xusan qodobka 7 aad ee Xeer-nidaamiyahan. -5-
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-9