Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 6aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Tirada Xubnaha Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka 1. Sida ku xusan qodobka 20aad faqradiisa 5aad iyo 6aad ee Xeer Lr.91/2023, tirada xubnaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinku waa Sagaal (9) Xubood. Xubnaha Guddida waxa ku jiraya xubno; - b. Dhaqan-yaqaan. t. Culimada. j. Sharci-yaqaan. x. Aqoonyahanka jaamacadaha. kh. Bulshada rayidka. d. Khibrad iyo aqoon u leh doorashooyinka. 2. Xubnaha Guddida waa in haween kamid noqdaan. -3-
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-6