Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 16aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Bedelida Xubinta Guddida/Wakiil Goboleedyada 1. Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxaa uu badali karaa xubin, inka badan xubin, ama dhamaantood Guddida haddii ay jabiyaan qodob ka mid ah qodobada lagu soo xushay. Sidoo kalena ku xadgudbaan hawlaha shaqo ee loo igmaday. 2. Komishanka ayaa sidoo kale badali kara wakiil goboleedyada Guddida.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-16
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
15Weydii qodobkan17