Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 19aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Ku xadgudubka hawlaha shaqo ee Guddida 1. Hadii xubin iyo in ka badan xubin ka mid ah Guddidu ku xadgudubto; b. Hawlaha shaqo ee ay u xilsaarantahay, t. Arimaha doorashooyinka, 2. Arrimaha ku xusan farqada 1aad, Waxaa ka go’aan gaadhaaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyada oo loo raacayo xeerarka doorashooyinka, iyo xeerarka ka farcama ee Komishanku soo saaro. 3. Xisbi/Urur/Musharax iyo cid kasta oo hawsha ay Guddidu ilaalinteeda u xil-saaran tahay ka gasha danbi gaadhsiisan dembi ciqaabeed waxa loo gudbinayaa hay’adaha sharci-fulinta si ay talaabada sharci ee ku haboon uga qaadaan arrintaas. - 14 - QAYBTA SADEXAAD

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-19
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
18Weydii qodobkan20