Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 20aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Fasiraada Xeer-nidaamiyaha Fasiraada xeer-nidaamiyahan waxa loo raacayaa Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha Xeer lr. 91/2023 Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer lr. 14/2023, Dastuurka JSL, iyo Xeerarka kale ee dalka u yaala.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-20
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
19Weydii qodobkan21