Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 18aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Muddada hawl-galka Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka 1. Guddidu waxay hawsheeda bilaabaysaa isla marka Komishanku dhammays tiro magacaabisteeda, waxaanay ku egtahay shan iyo toban (15) cisho ka dib marka uu Komishanku ku dhawaaqo natiijada Ku- meel-gaadhka ah ee doorashooyinka. 2. Xubnaha Guddidu waxay yeelan doonaan gunno-hawleed muddada ay shaqaynayaan.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-18
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
17Weydii qodobkan19