Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 12aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Wadashaqeynta Komishanka iyo Guddida 1. Guddidu wey u madax baanaantahay awoodaheeda shaqo, ee ku xusan xeer-nidaamiyahan, iyagoo marwalba latashi la yeelanaya KDQ. 2. Warbixin kasta oo ay Guddidu soo saarto oo la xidhiidha hawlaheeda shaqo waxay si joogto ah ugu wargelinaysaa Komishanka si loo fuliyo. - 11 -

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-12
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
11Weydii qodobkan13