Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 6

Qodobka 6aad

Original Somali text, quoted word for word

Tirada Xubnaha Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka 1. Sida ku xusan qodobka 20aad faqradiisa 5aad iyo 6aad ee Xeer Lr.91/2023, tirada xubnaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinku waa Sagaal (9) Xubood. Xubnaha Guddida waxa ku jiraya xubno; - b. Dhaqan-yaqaan. t. Culimada. j. Sharci-yaqaan. x. Aqoonyahanka jaamacadaha. kh. Bulshada rayidka. d. Khibrad iyo aqoon u leh doorashooyinka. 2. Xubnaha Guddida waa in haween kamid noqdaan. -3-

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-6

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
5Ask about this article7