Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 5

Qodobka 5aad

Original Somali text, quoted word for word

Aasaaska Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa uu halkan ku aasaasay Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka 2024.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-5

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
4Ask about this article6