Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Ujeedada Xeer-nidaamiyaha In la aasaaso Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka, si ay Komishanka Doorashooyinka Qaranka uga gacan siiyaan xallinta khilaafyada, kormeerka, anshax marinta iyo hubinta in si habsami ah loo fuliyay Xeer- anshaxeedka doorashooyinka, iyo in ololaha doorashooyinka loo fuliyo si waafaqsan Xeer Lr.91/2023, Xeer lr.14/2023, Xeer- nidaamiyayaasha, habraacyada, iyo awaamiirta KDQ soo saaro. -2- QAYBTA 2AAD GUDDIDA ANSHAXA, XALLINTA KHILAAFAADKA IYO KORMEERKA DOORASHOOYINKA
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-4