Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force
Article 4
Qodobka 4aad
Original Somali text, quoted word for word
Ujeedada Xeer-nidaamiyaha In la aasaaso Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka, si ay Komishanka Doorashooyinka Qaranka uga gacan siiyaan xallinta khilaafyada, kormeerka, anshax marinta iyo hubinta in si habsami ah loo fuliyay Xeer- anshaxeedka doorashooyinka, iyo in ololaha doorashooyinka loo fuliyo si waafaqsan Xeer Lr.91/2023, Xeer lr.14/2023, Xeer- nidaamiyayaasha, habraacyada, iyo awaamiirta KDQ soo saaro. -2- QAYBTA 2AAD GUDDIDA ANSHAXA, XALLINTA KHILAAFAADKA IYO KORMEERKA DOORASHOOYINKA
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-4