Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 3aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xadka Adeegsiga Xeer-nidaamiyahan Xeer-nidaamiyahan waxa lagu magacaabayaa Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka. Xeer- nidaamiyuhu waxa uu faah-faahinayaa shaqada, awoodaha iyo muddada hawl-galka Guddida.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-3