Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 3

Qodobka 3aad

Original Somali text, quoted word for word

Xadka Adeegsiga Xeer-nidaamiyahan Xeer-nidaamiyahan waxa lagu magacaabayaa Guddida Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka. Xeer- nidaamiyuhu waxa uu faah-faahinayaa shaqada, awoodaha iyo muddada hawl-galka Guddida.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-3

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
2Ask about this article4