Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 22aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhaqan-galka Xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahani wuxuu dhaqan-galayaa marka Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ansixiyaan, saxeexaan, faafinta rasmiga ahna lagu soo saaro. - 15 - - 16 -
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-22