Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 20

Qodobka 20aad

Original Somali text, quoted word for word

Fasiraada Xeer-nidaamiyaha Fasiraada xeer-nidaamiyahan waxa loo raacayaa Xeerka Guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaangalinta Cod-bixiyayaasha Xeer lr. 91/2023 Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer lr. 14/2023, Dastuurka JSL, iyo Xeerarka kale ee dalka u yaala.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-20

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
19Ask about this article21