Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force
Article 1
Qodobka 1aad
Original Somali text, quoted word for word
Magaca Xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahan waxaa loogu yeedhayaa Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka (disciplinary, dispute resolution, and elections monitoring committee) ee Xeer Lr 06/2024.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-1