Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 18

Qodobka 18aad

Original Somali text, quoted word for word

Muddada hawl-galka Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka 1. Guddidu waxay hawsheeda bilaabaysaa isla marka Komishanku dhammays tiro magacaabisteeda, waxaanay ku egtahay shan iyo toban (15) cisho ka dib marka uu Komishanku ku dhawaaqo natiijada Ku- meel-gaadhka ah ee doorashooyinka. 2. Xubnaha Guddidu waxay yeelan doonaan gunno-hawleed muddada ay shaqaynayaan.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-18

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
17Ask about this article19