Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force
Article 16
Qodobka 16aad
Original Somali text, quoted word for word
Bedelida Xubinta Guddida/Wakiil Goboleedyada 1. Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxaa uu badali karaa xubin, inka badan xubin, ama dhamaantood Guddida haddii ay jabiyaan qodob ka mid ah qodobada lagu soo xushay. Sidoo kalena ku xadgudbaan hawlaha shaqo ee loo igmaday. 2. Komishanka ayaa sidoo kale badali kara wakiil goboleedyada Guddida.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-16