Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 15aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Luminta iyo buuxinta Xubinimada Guddida iyo Wakiil Goboleedyadooda 1. Xubinta Guddida/Wakiil goboleedku wuxuu luminayaa xubinimadiisa; - b. hadii uu jabiyo mid ka mid ah iyo in ka badan shuruudihii lagu soo xulay. t. haddii xilka u gudan kari waayo/waydo karti darro, ama caafimaad darro awgeed. j. haddii ay ku timaado geeri. x. haddii Xubintu/Wakiilku is casisho. 2. waxa buuxinta xubintaas loo raacayaa habka xubinta Guddida/Wakiilka baneeyay Guddida ku yimid. - 12 -

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-15
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
14Weydii qodobkan16