Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 14aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Reebanaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa u madaxbanaan maamulidda iyo ka garsooridda arrimaha doorashooyinka. Sidaa daraadeed, waxaa ka reeban Guddida in ay qabato hawlo ka baxsan hawlaha shaqo ee guddidu u xilsaarantahay.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-14
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
13Weydii qodobkan15