Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 14

Qodobka 14aad

Original Somali text, quoted word for word

Reebanaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa u madaxbanaan maamulidda iyo ka garsooridda arrimaha doorashooyinka. Sidaa daraadeed, waxaa ka reeban Guddida in ay qabato hawlo ka baxsan hawlaha shaqo ee guddidu u xilsaarantahay.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-14

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
13Ask about this article15