Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 13aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Wadashaqeynta Guddida, Xisbiyada, Ururrada iyo Musharixiinta Xisbiyadda Qaranka, Ururrada Siyaasadda iyo Musharixiintoodu waa in ay la shaqeeyaan, gacan na ka siiyaan hawlaha shaqo ee ay u xilsaarantahay Gudidda Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinku si loo helo doorasho xor iyo xalaal ah.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-13