Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 13

Qodobka 13aad

Original Somali text, quoted word for word

Wadashaqeynta Guddida, Xisbiyada, Ururrada iyo Musharixiinta Xisbiyadda Qaranka, Ururrada Siyaasadda iyo Musharixiintoodu waa in ay la shaqeeyaan, gacan na ka siiyaan hawlaha shaqo ee ay u xilsaarantahay Gudidda Anshaxa, Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinku si loo helo doorasho xor iyo xalaal ah.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-13

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
12Ask about this article14