Xeer-nidaamiyaha Guddida Anshaxa Xallinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka · 2024In force

Article 12

Qodobka 12aad

Original Somali text, quoted word for word

Wadashaqeynta Komishanka iyo Guddida 1. Guddidu wey u madax baanaantahay awoodaheeda shaqo, ee ku xusan xeer-nidaamiyahan, iyagoo marwalba latashi la yeelanaya KDQ. 2. Warbixin kasta oo ay Guddidu soo saarto oo la xidhiidha hawlaheeda shaqo waxay si joogto ah ugu wargelinaysaa Komishanka si loo fuliyo. - 11 -

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-guddida-anshaxa-xallinta-khilaafaadka-iyo-kormeerka-doorashooyinka/qodobka-12

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
11Ask about this article13