Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 9aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Magacaabidda iyo Xilka qaadista Garyaqaanka Guud iyo ku-xigeenkiisa 1. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya Madaxweynaha JSL. 2. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxa xilka ka qaadi kara oo kaliya Madaxweynaha JSL.