Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 23aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xeer-nidaamiyayaal 1) Madaxweynuhu waxa uu soo saarayaa Xeer-nidaamiye aan ka hor imanayn xeerkan oo loo isticmaalayo fulinta qodobbada xeerkan. 2) Garyaqaanka Guud waxa uu soo sari karaa hagayaal (directives) lagu hirgalinayo xeerkan oo aan ka hor imanayn qodobbada xeerkan iyo Xeer-nidaamiyayaasha uu soo saaro Madaxweynuhu.