Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 25aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dhaqan-galka xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa marka ay golayaasha xeerdejintu (Guurtida iyo Wakiillada) ay ansixiyaan, Madaxweynuhuna saxeexo laguna soo saaro faafinta rasmiga. C/risaaq Siciid Ayaanle Md. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-25
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
24Weydii qodobkan