Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 3aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Ujeeddada Xeerka Ujeedada xeerkan waa in lagu dhiso xafiis dawli ah oo Dawlada uga masuul noqda adeegyada sharci ee dawlada iyo laameheeda kala duwan u baahan yihiin, si loo buuxiyo baahida adeega sharci ee dawlada isla markaana lagu nidaamiyo qaab-dhismeedka iyo xilka iyo waajibaadyada xafiiskaasi. CUTUBKA LABAAD XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE XUKUUMADDA