Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 9aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Magacaabidda iyo Xilka qaadista Garyaqaanka Guud iyo ku-xigeenkiisa 1. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya Madaxweynaha JSL. 2. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxa xilka ka qaadi kara oo kaliya Madaxweynaha JSL.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-9
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
8Weydii qodobkan10