Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force
Article 9
Qodobka 9aad
Original Somali text, quoted word for word
Magacaabidda iyo Xilka qaadista Garyaqaanka Guud iyo ku-xigeenkiisa 1. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya Madaxweynaha JSL. 2. Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda iyo ku-xigeenkiisa waxa xilka ka qaadi kara oo kaliya Madaxweynaha JSL.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-9