Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 3aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Ujeeddada Xeerka Ujeedada xeerkan waa in lagu dhiso xafiis dawli ah oo Dawlada uga masuul noqda adeegyada sharci ee dawlada iyo laameheeda kala duwan u baahan yihiin, si loo buuxiyo baahida adeega sharci ee dawlada isla markaana lagu nidaamiyo qaab-dhismeedka iyo xilka iyo waajibaadyada xafiiskaasi. CUTUBKA LABAAD XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE XUKUUMADDA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-3
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
2Weydii qodobkan4