Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force

Article 3

Qodobka 3aad

Original Somali text, quoted word for word

Ujeeddada Xeerka Ujeedada xeerkan waa in lagu dhiso xafiis dawli ah oo Dawlada uga masuul noqda adeegyada sharci ee dawlada iyo laameheeda kala duwan u baahan yihiin, si loo buuxiyo baahida adeega sharci ee dawlada isla markaana lagu nidaamiyo qaab-dhismeedka iyo xilka iyo waajibaadyada xafiiskaasi. CUTUBKA LABAAD XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE XUKUUMADDA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-3

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
2Ask about this article4